Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo Sheegey In Ciidamo Joojiya Dagaalka La Geyn Doono Magalada Gaalkacyo

0
27

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Magaalada Gaalkacyo la geynayo Ciidamo Millatari ah oo kala dhex gala Ciidanka ku dagaalamaya Magaalada Gaalkacyo.

maxamed-cabdi-xayir-maareeye

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

maxamed-cabdi-xayir-maareeye-mobil