output_p5m0xd
Home » Video

Video

Daawo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Laga Wareystey Sanad Kadib Waxa u Qabsoomey

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC, isagoo ka hadlay sanad kaddib wixii u qabsoomay tan iyo markii uu xilka qabtay. Madaxweynaha ayaa ka hadlay arrimaha ammaanka, siyaasadda, iyo arrinta mucaaradka, waxaa uu oo hadal qaaday amniga oo uu sheegay in mas’uuliyad weyn uu ka saaran yahay ...

Read More »

Daawo Xildhibanada Digil iyo Odey Dhaqameedyadooda oo Markii ugu Horeysey Boorka Iska Jafay

Kulan aad u balaaran oo maalintii shaley ka dhacay magalada muqdisho ayaa isugu yimid xildhibanada beesha digil ugu jira aqlka hoose iyo odey dhaqameedyadooda. Kulankaas ayaa waxaa diirada lagu saarayey dhibaatooyinka aan dhamaadka laheyn ee maalin walba ka taagan gobolka shabelaha hoose iyo weli maamul deegaaneed maamulka shariif xasan rabo in uu halkaasi ka yagleelo. Gabagabadii kulankaasi ayaa go,aanadii kasoo ...

Read More »

Daawo: Lahayste Cabdulahi Sheekh Ismaaciil Ma Matallaa BiyoMaal.

Kulan kooxeed lagu sheegay in lagu nabadeynaayo beelaha Beelaha HabarGidir iyo BiyoMaal ee ku dagaalamay magaalada Marko ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho,Kulankan oo ay ka qaybgaleen xubno kasoo jeeda beesha HabarGidir gaar ahaan kuwa ku dooda inay wax ka degaan degmada Marka iyo Lahaystayaal kasoo jeeda beesha BiyoMaal oo horkacaya Siyaasiga deegaankiisa ku bedeshay nabad uu ku joogo ...

Read More »

Daawo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshey Madaxweynaha Dowlada Federaalka

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareysi xasaasi ah uga hadlay xaalada Soomaaliya, Booqashada uu ku marayo Puntland iyo Galmudug. Wareysigan oo ka baxay TV-GA SBC ayaa waxaa uu sidoo kale Madaxweynaha uga hadlay arimo ay ka mid yihiin dadaalada ay dowladiisa ugu jirto sugida amniga, maamul wanaaga iyo mideynta siyaasadda guud ahaan Soomaaliya.

Read More »

Daawo Maaq Isaaq Aadan Xasan oo Lagu Caleema Saarey Degmada Waajid ee Gobolka Bakool

Munaasabadaan oo lagu celeemasaarayey malaaqa guud beesha jiroon Maaq isaaq Aadan Xasan oo ka dhacaday degmada waajid ee gobalka bakool ayaa waxaa ka soo qabgalay masuuliyiinka tirsan maamulka degmada waadij ee gobalka bakkool, odayaal dhaqameedyo iyo dhamaan ururada bulshada. Waxaana Malaaqa ilaah looga baryey in uu Ku garab galo howshan cusub ee loo soo doortey. Annaguna hadaynu nahay bahda saxaafadda ...

Read More »

Daawo: Xeer ILaaliyaha Guud ee Qaranka oo Laba Xildhibaan kusoo Eedeeyey Iney Qaranka Dembi Ka Galeen

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo shir jaraa’id goor dhaw ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku soo oogay danbi Qaran Dumis ah Labo Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Axmed Cali Daahir ayaa ugu baaqay hay’addaha Amniga, sida Booliska iyo hoggaanka Baarista dambiyaya in ay howshooda fushadaan si tallaabo looga qaaday sida uu hadalka u dhigay labada xildhibaan ...

Read More »