output_p5m0xd
Home » Maqaalada

Maqaalada

Digilow Inta Aadan Mirifle Xisaab ugu Tagin is Xisaabi.

Guud ahaan waxa loogu yeero hogaamiyayaasha golayaasha Digileed sida(Salaadiinta,Nabad-doonada,Siyaasiyiinta,Aqoonyahanada,Saraakiisha,Xildhibaanada iyo Wasiirada) ayaa waxa si aan ka fiirsi lehayn uga hadaaqaan hadalo aan micno badan iyo miro midna u dhalayn mustaqbalka iyo weliba jiritaanka beelaha ay mas’uuliyadoodu sheeganayaan ee Digileed. Hogaamiyayaashan oo intooda badan xitaa ayan metelin naftooda ayaa waxa aad moodaa in danta beelaha Digileed ay ka doorbideen waxoogaa dhaqaale ...

Read More »

Ma Waxaan Nahay Digil iyo Mirifle Mise Raxaweyn(Sagaal iyo Sideed)?.

Guud ahaan taariikhda sooyaalka ummaduhu waxay ku arooraan silsilado taxana ahaa oo kolkii dood tan oo kale timaadana dib loogu laaban jirey taariikhdaas iyo diiwaankeeda”Soohdin dhuntay Ab ayaa loo celiyaa” Dabcan waxay noqotay su’aashan mid aad u soo laalaabatay isla markaana sabab walba raad haku yeelatee aan weli laga bixin jawaab cad oo weliba lagu qanci karo,Anagoo taa ka duulaynana ...

Read More »

Kashifaad..Dhulkay Qoriga ku Waayeen Ayaa Maanta Shariif Sakiin Rabaa Inu Xalaaleeyo

Kadib kolkii Daafeet Media ay ka war heshay inuu socdo qorsho uu horboodayo Wasiirka wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga maamulka KoonfurGalbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush oo Gacan ka helaayo Madaxweynaha Maamulka KoonfurGalbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan laguna doonayo in guud ahaan Dadka ku nool gobolka Shabeelaha hoose lagu dhaco dhulkooda iyo  maamulada deegaanadooda iyadoo loo maraayo Qorshe qarsoodi ah oo ...

Read More »

Akhriso: Taariikh Nololeedkii Madoobe Nuunow oo kooban (1948-kii-2017-ka).

Madoobe Nuunow Maxamed waxa uu 1948-kii ku dhasahay degmada Diinsoor ee gobolka Baay Soomaaliya. Waa Siyaasi muddo dheer kasoo mid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Maahayn Mudane Baarlamaan oo kaliya ee sidoo kale waxa uu lasoo shaqeeyay dowladdii militariga ahayd ee Siyaad Barre, isaga oo ururo xiligaa jiray kasoo qabtay jagooyin.Hase ahaatee Nuunow waxa uu 1960-aadkii ku dhamestay Dugsi Hoose iyo Dhexe ...

Read More »

Faallo:Hadaan Shacabka Jawaab laga siin wixii dhacay!

Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxay si aan horey loo arkin u garab istaageen Maamulka Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’sulwasaare Khayre kadib dhacdadii Xanuunka badneyd ee lagu xasuuqay shacab aan waxba galabsan 14 kii bishan Okroobar ee aynu ku jirno. Dabcan dhacdo aad u xanuun badan sida tan oo kale oo dhibkeedu sameeyay dhamaan ummadda Soomaaliyeed ayaa hadana waxaa hubaal ah ...

Read More »

21 Oktoobar Maalin Madow Dheh!

Maanta oo kale Oktoobar 21 keedii sanadkii 1969 waxaa hogaankii dalka Soomaaliyeed boobay koox saraakiil ah oo ka tirsanaa ciidamada dalka kuwaasi oo u abaabulnaa qaab beeleed Saraakiishan talada dalka boobay ayaa guud ahaan Dastuurkii dalka iyo hay’adihii dowladii Demogaraadiga ahaydba laalay(Joojiyay)oo ka dhigay madaxdii dalka waxay xiraan iyo waxay masaafuriyaan, Afgambigan oo ahaa mid aan dhiig ku daadan ayaa ...

Read More »

Falanqayn:Golaha Wasiirada K/G Isku Shaandheyn mise Baandheyn?.

Waxaa wax loogu yeeray Isku Shaandheyn uu todobaadkan ku sameeyay Madaxweynaha maamulka KoonfurGalbeed Soomaaliya Shariif Xasan golihiisii wasiirada oo soo dhisnaa in ka badan laba sanadood,Mudadii labada sano ahayd ee uu golaha dhisnaa ayaa waxaa hoosta laga wada xariiqay in aanu wax la taaban karo aanu qaban kolka laga reebo in aad u tira yar oo golahaasi ka mid ahaa ...

Read More »

Fadeexo:Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Lunsadey Lacag Loogu Tala Galey In Dadka Tabaleysan Lagu Afuriyo

Xog ay Daafeet Media ka heshay ilo lagu kalsoon yahay ayaa waxaa ay sheegayaan in Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) uu lunsaday lacago loogu tala galay in lagu afuriyo shacabka ku nool degmooyinka gobolka Shabelaha hoose. Xogtan aynu helayno ayaa waxaa ay ku waramaysaa in Gudoomiyaha uu sameystay Hay’ad samafal macmal ah(NGO) laguna magacaabo Dugulle. Hay’adan Samafal ...

Read More »

Yaa Fashiliyey Kulankii Jaaliyada Koonfur Galbeed ee Ingiriiska Iyo Shariif Xasan

Kulan ka dhacay magalada london maalintii jimcaha taariikhduna aheyd May 12 2017 oo lagu wadey iney ka qeyb galaan guud ahaan jaaliyada koonfur galbeed somaliya kuna qaabilaan madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Adan oo magalada london usoo gaarey shir weyninihii somalida loogu qabtey may 11 2017 ayaa ugu dambeyn fashil ku dhamaadey. Kulanka oo abaabulkiisa hore ay lahaayeen gudi ka kooban ...

Read More »

Faallo…Farmaajow ma aadan fahmin dhawaqa reer Afgooye(Shabeelaha hoose)!

*Horudhac Isfahamku amaba afgaradku waa shey muhim u ah wada noolaashaha uumiyaha tiiyoo asal ahaana aan ummadduhu ka maarmayn inay yeeshaan qaab ay isku afgartaan kuna dhisantaan qaabka ugu haboon ee ay ku maareyn lahaayeen nololshooda. Hadaba waxaa maanta booqday degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose Madaxweynaha Dowlada Fedraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo,Inkasta oo booqashadan lagu sheegay inay ...

Read More »