Dhegeyso Gudoomiyaha Deegaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan oo Sheegey In Alshabab Ay Dadkii Deegaanka Barakiciyeen

0
87

Guddoomiyaha deegaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan Abiikar Yaroow Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab ay xer xereen Haween fara badan iyo Caruur markii ay gudaha usoo galeen deegaankaasi.

Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay barakaceen dadkii daganaa deegaankaasi intooda badan maadaama Al-Shabaab ay gudaha usoo galeen deegaanka.

gudoomiyaha-deegaanka-ceel-cali-ee-gobolka-hiiraan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

gudoomiyaha-deegaanka-ceel-cali-ee-gobolka-hiiraan-mobil