Suldaanka beesha jiido Suldaan Warsame oo xabad joojin ugu baaqay beelaha ku dagaalamaya degmada qoryooleey

0
90

Suldaanka beesha jiido Suldaan warsame ayaa ugu baaqay xabad joojin labada beelood ee maalmahan kuu dagalamay degmada qoryooley, suldaanka ayaa sheegay in dagaal uusan wax faaiido ah leheyn isla markaasina ay haboon tahay in ilaahay laga baqo.

Suldaanka ayaa sidoo kale waxaa uu hoosta ka xariiqey ineysan habooneyn in shacabka aan waxba galabasan dushooda lagu dagaalamo loola baahan yahay in shacabka loo turo si deg deg ahna dagaalka loo joojiyo.

Waxaana uu ilaahay uga baryey inuu ilaahay ka qabto daddka degmada fidnada ka wada degmada isla markaasina ka shaqeynaya sidii la isugu baabi’in lahaa dadka walaalaha ah ee hallkaasi ku nool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here