daafeet.com
Dhegeyso Gudoomiyaha Deegaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan oo Sheegey In Alshabab Ay Dadkii Deegaanka Barakiciyeen
Guddoomiyaha deegaanka Ceel Cali ee Gobolka Hiiraan Abiikar Yaroow Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab ay xer xereen Haween fara badan iyo Caruur markii ay gudaha usoo galeen deegaankaasi. Guddoomiyah…