daafeet.com
Dhegeyso: Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo Sheegey In Ciidamo Joojiya Dagaalka La Geyn Doono Magalada Gaalkacyo
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in Magaalada Gaalkacyo la geynayo Ciidamo Millatari ah oo kala dhex gala Ciidanka ku dagaalamaya Magaalada Gaalka…