Dhegayso..Siyaasiga Mardaadi”Dowladu waa inay Maxkamad soo taagtaa kuwa Baydhabo shacabka ku laayay”

3
42

mardaaaaSiyaasiga Abuukar Mardaadi oo ka hadlay banaanbixii dhiiga shacabka lagu daadiyay ee shalay ka dhacay magaalada Baydhoba ayaa sheegay inuu cambareynayo falkaasi shacabka reer Baydhaba dhiigooda si macna dara ah loogu daadiyay”Dowladda xaq uma lahan sharciyada Dowladnimona ma dhigayso in dad Shacab ah Rasaas lagu furo oo la laayo, waxaana ku baaqayaa in Maxkamad la horkeeno kuwii dadka Rasaasta ku furay,” ayuu yiri Mardaadi.

Sidoo kale ayaa waxa uu sii raaciyay inay shacabku xaq u leeyihiin inay cabiraan ra’yigooda kuna cabiraan si nabadgelyo ah ” Shacabka xaq bay u leeyihiin inay Banaanbax nabadeed dhigaan, Dowladda ceeb ayay ku tahay inay Xabad kala hortagto Shacbkeeda”ayuu yiri markale Abuukar Mardaadi.

Halkan ka dhegayso

 

Unknown Album

 

Ku dhegayso Moobilkaaga

3 COMMENTS

  1. reer koofur galbeed hadal wax matero ee qaata hubka hadii aad rabtaan inaad heshaan xaqna walaahi intaad hadal wadaan wax kasoconaayo majiro

  2. Shacabka reer baydhabo codsi ayaan u jeedinayaa waa hadii ay codsigaas aqbalaan…
    Daba dhilifkan mardaadi isku sheegaya in aysan warkiisa maqlin waayo waa nin qadiyada dadkiisa iyo gobolkiisaba iibsaday…
    Haduu runta sheegayo muu labada maamul ee 3da gobol ama 6da gobol mid raaco oo uu daba dhilif ugu noqday tuugada caadeystay in ay miirtaan dhiiga shacabka koonfur galbeed qabiilkay doonaan ha ka soo jeedaane…
    Mardaadi waa tuug….waa daba dhilif..
    ama qabiil ku taageer ama ha ku taageerin waa ninka qadiyada dadka koonfur galbeed iibsaday asaga iyo daba dhilifka Siidi…

  3. daafeet waxaa ceeb idinku ah inaad soo qadataan nin ku hadlay afka beesha habar gidir una adeega danahooda mise qof aad soo qadato ayaad weyseen fadlan naga ilaaliya waxyaalaha qaar

Comments are closed.