Dhegayso…Xildhibaan Afaraale”Ibraahin Yarow looga hari maayo dhiiga uu Baydhabo ku daadiyay”

0
27

afaraale

 

 

 

 

 

 

 

Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale ayaa ayaa maanta waxa uu ka dhawaajiyay in mas’uuliyada khasaarihii ka dhashay dibad baxii shalay ka dhacay magaalada Baydhaba ay qaadi doonaan xubnaha ka socda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan magaalada.
Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo ka mid ah xildhibaanada ka soo jeeda gobolada KoonfurGalbeed Soomaaliya ayaa waxa uu noqonaayaa Xildhibaankii ugu horeeyay ee dareema dhibta shacabkiisa ay ku hayaan wax magaratada kala ah Ibraahin Isaaq Yarow iyo Khaalid Cumar Cali oo loo adeegsanayo lug-gooyada Ummaddooda.
Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale ayaa sidoo kale waxa uu hoosta ka xariiqay in aan looga hari doonin isla markaana wax laga weydiin doono shaqsiyaadkaas dhibta iyo fowdada ay ka wadaan Baydhabo.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga