daafeet.com
Dhegayso..Siyaasiga Mardaadi”Dowladu waa inay Maxkamad soo taagtaa kuwa Baydhabo shacabka ku laayay”
Siyaasiga Abuukar Mardaadi oo ka hadlay banaanbixii dhiiga shacabka lagu daadiyay ee shalay ka dhacay magaalada Baydhoba ayaa sheegay inuu cambareynayo falkaasi shacabka reer Baydhaba dhiigooda si …