Dhegayso..Xaaji Gaaboow”Maamulka Afgooye awood uma lahan inay qaadaan Isbaarooyinka yaalla Wadada”

0
32

hajiGudoomiyaha degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose Xaaji Gaabow Cusmaan ayaa qaylo dhaan ka keenay isbaarooyin xad dhaaf ah oo degmada iyo daafaheeda ay soo dhigteen Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya kuwaasi oo ay ku dhibaateynayaan Shacabka Safarka ah ee isticmaala wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa degmada Afgooye.

” Maamulka Afgooye awood uma lahan inay qaadaan Isbaarooyinka yaalla Wadada isku xirta Afgooye & Wanlaweyn, waxaana u gudbiyay Dhibaatadan Hay’adaha Amaanka DFS & Saraakiisha Ciidanka, balse waxba kama aysan qaban,” ayuu yiri Xaaji Gaabow
Halkaan ka dhegayso.

 

Unknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga