daafeet.com
Dhegayso..Xaaji Gaaboow”Maamulka Afgooye awood uma lahan inay qaadaan Isbaarooyinka yaalla Wadada”
Gudoomiyaha degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose Xaaji Gaabow Cusmaan ayaa qaylo dhaan ka keenay isbaarooyin xad dhaaf ah oo degmada iyo daafaheeda ay soo dhigteen Ciidanka Dowladda Federaalka …