Dhegeyso: Cod sir ah oo Laga Heley Gudoomiye Najax iyo Isbaarooleyda Gobolka Shabelaha Hoose

0
222

Cod sir ah oo ay heshay warbaahinta Daafeet Media ayaad ku maqli doontaan gorgortan ku saabsan 30% oo ay ka wada hadlayaan qaar ka tirsan iuwa sharcidarada lacagta uga urursada wadooyinka gala gobolka shabelaha hoose.

Gudoomiye Najax ayaad codkiisa inta badan maqli doontaan isagoo ka hadlaya sababta loo weysan yahay qeybtii uu ku laaa lacagihii isbaarooyinka, isla markaana wuxuu kooxaha isbaaroleyda ku booqriyey in wada shaqeyn muujiyaan qeybtiisaa dib u dhac kale uusan ku iman.