Daawo Xildhibaan Cali Afgooye oo Si Cajiib ah Runta Loogu Sheegay

0
147

Inta badan shacabka degmada afgooye ayaa dhaliilsan waxqabadka xildhibaan Cali Afgooye oo deegaan doorashadiisu tahay degmada afgooye ayagoo inta bada ku dhaliilaya waxqabad la,aan.

Mid ka mid ah dhalinyarada degmada afgooye ayaa fariin cad u direy xildhibaanka isaga oo u sheegay in uu iska yareeyo balamaha beenta iyo weliba iska hor keenida bulshada ku dhaqan degmada afgooye waa sida uu hadalka u dhigay.