Dhegeyso: Gudoomiyaha Degmada Buurdhuubo oo Ka Hadley Ciidamo La Geyn Doono Halkaas

0
92

Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Gedo ayaa waxay Sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay Xiisad ka dhalatay Ciidamo Maanta la geynayo Degmada Buurdhuubo.

Gudoomiyaha degmada buurdhuubo Xasan Muxumed (Xasan Yare) oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in ay been abuur tahay wararka sheegaya in uu qilaaf ka jiro in ciidamo la geeyo degmada buurdhuubo.