Dhegeyso:Aragtida Qurba Joogta Koonfur Galbeed ee Ku Aadan Taageerida Shariif Xasan uu Taagerey Xulufada Sacuudiga

0
54

Qurbo joogta konfur galbeed ayaa siyaabo kala duwan uga hadley aragtidoodana ka bixiyey sidey u arkaan taageerida uu Shariif Xasan taageerey xulufada Sacuudiga iyo dowlada imaaraadka carabta.

Halkan hoose ka dhegeyso.