Daawo Khudbadii uu Reysulwasaare Kheyre Ka Jeediyey Xarunta Qaramada Midoobey

0
30

Reysulwasaaraha xukumada federaalka somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa gelinkii dambe ee maalinta jimcaha khudbo ka jeediyey kulanka qaramidoobey ay sanad walba ku qabtaan magalada newyork ee dalka mareykanka.