Daawo Sawir uu Maanta Amin Camir Ka Sameeyey Kooxaha Qaran Dumiska

0
130

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kusoo qaatey kooxo ku bohoobey ine mar walba u adeegaan danaha dalalka kale iyo dantooda gaaska ah kuwaasoo uu hogaanka u haayo Cumar cabdirashiid, Kooxahan ayaa sida muuqata wexey bedeleen kuwii hore loo oran jirey dagaal oogayaasha oo maxaakimiinta ka hor dhibta ku hayey dalka walo qaar ka tirsan kooxahan ay horeyba uga mid ahaan jireen dagaal oogayaasha.