Kusoo Dhawaada Barnaamijkeenii Dib u Eeg Siyasigada iyo Dr Cali Cabdi Baab

0
50

Barnaamijkeenii Dib u Eeg Siyaasigaada ayaa isbuucan waxaa marti inoogu ahaa wakiilka maamulka Shariif Xasan ee dalka ingiriiska iyo yurubiyan union Dr Cali Cabdi Baab kaasoo aan ka wareysaney maamulka uu wakiilka ka yahay iyo shaqooyinka uu u qabto.