daafeet.com
Dhegeyso:Aragtida Qurba Joogta Koonfur Galbeed ee Ku Aadan Taageerida Shariif Xasan uu Taagerey Xulufada Sacuudiga
Qurbo joogta konfur galbeed ayaa siyaabo kala duwan uga hadley aragtidoodana ka bixiyey sidey u arkaan taageerida uu Shariif Xasan taageerey xulufada Sacuudiga iyo dowlada imaaraadka carabta. Halka…