Dhegeyso:Wasiirkii Hore ee Arimaha Dibada Oo Ka Hadley Dhibaatada Somalida Ku Heysata Qurbaha

0
93

Wasiirkii hore ee Wasaarada Arrimha Dibadda dowlada federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle Ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Qaxootiga Soomaalida ee ku nool Qurbaha.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Qaxootiga Soomaalida ay dhibaatooyin kala duwan Qurbaha ku heystaan.

Craxmaan Ducaale Bayle

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Craxmaan Ducaale Bayle MObil