Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo Sheegey In Mooshinkii Lasoo Af Jarey

0
26

jawariKulan uu shir gudoominaayey gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka oo looga hadlaayey moshinkii laga keeney madaxweynaha dowlada federalka ayaa gabagabadii kulanka gudoomiyaha baarlamaanka waxaa uu sheegey in go,aano laga gaarey lana soo af jarey.