Dhegayso..Odayaasha dhaqanka KoonfurGalbeed oo gacanta loo geliyay Foomamkii ay ku soo qori lahaayeen Xildhibaanada beelahooda,Sideese Beeluhu u kala heleen Xildhibaanada?

0
49

malaaqWaraka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa waxay ku waramayaan in Odayaasha dhaqanka KoonfurGalbeed maanta lagu wareejiyay Foomamkii ay ku soo qori lahaayeen Xildhibaanada beelahooda isla markaana laga sugayo ilaa maalinta talaadada inay ku soo celiyaan Foomamka isla markaana keenaan Xildhibaanka ay soo qoreen.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album