Odayaasha Maamulka Shariif Xasan ugu xareysan magalada baydhaba ayaa maanta lagu wareejiyay Warqadaha lagu soo xulayo Xubnaha Baarlamaanka Maamulka Shariif.
Odayaasha ayaa maalmaha soo aaddan lagu wadaa in ay soo gudbiyaan xubnaha Baarlamaanka Maamulka Shariif xasan oo uu dhismihiisa qaatay waqti aad uga badan kii loogu talagalay.
Mid ka mid ah odayaashaas oo lagu magacaabo Malaaq C/rahmaan cali oo la hadley warbaahinta ayaa hadaladiisa waxaa ka mid ahaa:-
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Malaaq Cabdirahmaan cali Mobil