Dhegeyso: Waxa Dhex Marey Xildhibaan Afaraale iyo Wariye Taageero U Ah Axmed Madoobe

0
30

afaraaleShaley ayey aheyd kolkii uu maamulka raaskambooni uu mar labaad iskii isku doortey taasi ay ka hadleen qaar ka mid ah baarlamaanka dowlada federaalka.

Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale arrintaasi ka hadlay ayaa daaha ka qaaday inay talabadaasi tahay mid aan waxba ka jirin isla markaasna dawladaha deriska ay meesha ku hayaan horjooge Axmed Madoobe iyo hoos joogayaashiisa.

Xildhibaan Afaraale

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhibaan Afaraale Mobil