Daawo Prof Mahamed haji Mukhtaar oo Ka Hadlaya Taariikhda Dalka Somaliya iyo Sida Looga Bixi Karo Colaada Ka Jirta Dalka

0
75

prof Maxamed HajiProf Mohamed Haji Mukhtaar oo ah bare ka dhiga jaamacad ku taala Savana Georgia ee dalka mareyka taariiqda dalalka africa iyo carabaha oo marti ku ahaa barnaamij lagu magac darey Narrative Change oo lagu qabtey magalada toronto ayaa waxaa uu kaga hadley taarikhda umada somaliyeed iyo sida looga bixi karo colaada daba dheeraatey ee ka jirta dalka.