Daawo:- Geeraar uu Maki Haaji Banaadir u sameeyey Gobolka Shabelaha Hoose iyo Degmada Marka

0
220

MAKI XAAJIMaki Haji Banaadir ayaa ka dib kolka uu arkey sida ay ku socoto guud ahaan degmada marka gaar ahaana gobolka shabeelaha hoose waxaa uu ka sameeyey geeraar aad u fiican oo ka turjumaaya caqabo xumaida ka taagan degmada iyo weliba gobolka shabeelaha hoose oo dhan geeraarkii waakan ee nala daawada.