Dhegeyso:Hogaamiye Cabdullahi Waafow oo Shacabka Shabeelaha hoose Ugu Baaqey Iney Iska celiyaan Kuwa Duulaanka Ku Eh Gobolka

1
35

markoGudoomiyaha Degmada Lambar50 kana mid ah hogaamiyeyaasha Ciidamada Deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyey arimo xasaasi ah oo hada ka taagan qaybo ka mid ah gobolka shabeekada hoose gaar ahaan degmada Marka iyo hareeraheeda.

C/laahi Waafow ayaa ugu horeyn ka hadlay dadaaladii ay ku doonayeen inay ku xaqiijiyaan amaanka wadada dheer ee isku xirto Afgooye ilaa Marka ee ay gacanta ku hayaan ciidamada deegaanka.

cabdulahi waafow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

cabdulahi waafow mobil

1 COMMENT

  1. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Halyey Abdilahi waafow run baat sheegtey,waan kugu garabn taaganahay waxaan diyaar kula nahay”dheh,dhow,dhiib”yaan laga joojin jowley burcada boobka ku wada G/Sh/hoose ee ka soo duushey gobolada dhexe.

Comments are closed.