Dhegeyso Daahir Amiin Jiisoow oo Sheegey In Mooshinka Ka Dhanka Ah Maamulka Raaskambooni Uusan Istaagi Doonin

1
43

Xildhibaan-Daahir-Amiin-Jeesow-Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow oo kamid ah Xildhibaada Soomaaliya ayaa sheegay in aysan Joojin doonin Mooshinka ka dhanka ah maamulka Axmed Madoobe.

Daahir Aamiin Jeesow oo la hadlay warbaahinta ayaa Tilmaamay in Golaha Shacabka aysan marnaba Joojin doonin Mooshinka Baarlamaanka Jubbaland ay ka wadaan oo hada horyaala Xildhibaada Soomaaliya.

Dahir amin jeesow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Dahir amin jeesow mobil

1 COMMENT

  1. Xildhibaanka xaq u dirirka ah Guul iyo Gobanimo ayaan kuu rajeeynayaa guulana garabkaaga har iyo habeenba ha taagnaado insha alaah baadilku ma raago.

Comments are closed.