Dhegeyso Xildhibaanada Maamulka Raskambooni Oo Weerar Afka Ku Qaadey Shariif Xasan

2
37

axmed madoobeXildhibaanada maamulka Axmed Madoobe oo kulan ku yeeshay magalada kismaanyo ayaa waxaa ay si aad ah u weerareen Shariif Xasan ayagoo ku eedeeyey in uu markiisii horaba hamigiisu ahaa sidii uu kursiga uga ridan lahaa madaxweyne Xasan Sheekh.

Xildhibanada Axmed Madoobe

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

Xildhibanada Axmed Madoobe Mobil

2 COMMENTS

  1. Walaal laawey ka ooyow lan walaalshey diidi wuu. Shariif Xassan inuu KG6 uu kala gooyey oo uu saaxiib ka dhigo is lahaa shisheeye cidaan ayaa barasho uGu laaban cidaan waa Shoobe dheele shardi ma ke hiramow. Nin toban fac geel lasoo booliyey caanihiisa lagu af ridey markuu dhashey ayaa halaal iyo xaq inuu wax u maalulo laga sugaayaa meesha ku heysto anaa taabsadey.

Comments are closed.