Daawo:- Nin Somaliyeed oo Ka baxay Diinta Islaamka Qaateyna Diinta Masiixiga

2
53

yaabDagaaladii sokeeye ee ka dhacay dalka somaliya dhibaatooyinkii loo geystey dad badan oo somali ah waxaa ay sababeen in qaarkood kolkii ay kusoo barakaceen wadamada deriska ah in ay ka baxaan diinta islaam ka dib kolkii ay kaniisado gacan u fidiyeen.

Halkan waxaan idinkugu soo gudbineynaaa mid ka mid ah dadkii somaliyeed ee kasoo bara kacay somaliya isla markaana intuu gacan yar ka heley kaniisad ka baxay diinta islaanka kuna biirey diinta masiixiga ninkan oo magaciisa la yiraahdo Shariif Cali Shariif Ibraahim ku koray degmada Boondheere.

2 COMMENTS

Comments are closed.