Dhegayso..Faayoow”Waxay wadaan waa aan idiin burburino Anaguna Mayeelayno aan idiin burburino”

1
28

fayowShirka maanta ka furmay Baydhabo waxaa diiday oo aanan ka qayb galin maamulka Lixda gobal ee uu hogaamiyo Madoobe Nuunow.

Hadaba sababaha ay u diideen waxaan wax ka waydiinay Faadumo  Maxamed Xuseen oo ah wasiirka Haweenka ee maamulka Lixda Gobal.

Halkan ka dhegayso

Faadumo maxamed Xuseen Faayow (1)

1 COMMENT

  1. Maansha Allah Dida Dulmiga uu cabdiwelii iyo Jawary Xor Bodayaan Fidnada ay wadan ayaga Allah ha ku celsho Aminn

Comments are closed.