daafeet.com
Dhegayso..Faayoow”Waxay wadaan waa aan idiin burburino Anaguna Mayeelayno aan idiin burburino”
Shirka maanta ka furmay Baydhabo waxaa diiday oo aanan ka qayb galin maamulka Lixda gobal ee uu hogaamiyo Madoobe Nuunow. Hadaba sababaha ay u diideen waxaan wax ka waydiinay Faadumo Maxamed Xusee…