Dhegayso..Maamulka KoonfurGalbeed oo qaadacay shirka maanta ka furmay Baydhaba

0
29

nuunetSida uu wariyeheena magaalada Muqdisho MK uu ku soo waramayo waxaa maanta xafladii lagu furayay shirweynaha maamulka loogu samaynaayo sedexda gobol ee Baay,Shabeelaha hoose iyo Bakool ayan soo xaadirin oo aanan imaan Madaxweynaha maamulka KoonfurGalbeed Soomaaliya Madoobe Nuunoow Maxamed,Gudoomiyaha Golaha guurtada KoonfurGalbeed Malaaq Xasan Shure,Wasiirada maamulka KoonfurGalbeed iyo Xildhibaano ay ka mid yihiin Xaabsade,Aadan Madoobe,Afaraale iyo qaar kale.

Halkan ka dhegayso wariyeheena oo Waraysanaya wariye ku sugan madasha Shirka magaalada Baydhabo laguna magacaabo Saadiq

Unknown Album