Daawo:- Bananbax Looga Soo Horjeedo Shirka uu Maleegayo Jawaari oo Shaley Ka Dhacay Magalada Baydhabo

0
35

bay3Magalada baydhabo ayaa maalintii sedexaad waxaa ka socda bananbax looga soo horjeedo shirarka uu ka maleegayo magalada baydhabo gudoomiyaha barlamanka dowlada federalka  Maxamed Osman Masusliyiintii ka hadley bananbaxaas ayaa sheegey in shirka uu ugu magac darey jawaari shirka dib u hishiisiinta uu yahay mid aan sax eheyn isla markaana  eysan jirin wax is dagaalsan oo u baahan in la hishiisiyo.

Daafeet.Com