Igad oo ka hadashay rabshadihii shaley ka dhacay magalada muqdisho

0
111

Urur gobolleedka IGAD ayaa cambaareeyay iska horimaadyadii maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho kaddib markii ay dowladdu is hortaagtay mudaaharaad ay qorsheynayeen in ay dhigaan Midowga Mushariixinta.

War ka soo baxay Urur gobolleedka IGAD ayaa waxaa lagu sheegay in ay aad uga xun yihiin rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho, isla markaana ay cambaareeynayaan.