Qoraal kasoo baxay midowga musharixiinta oo lagu sheegay in bananbaxyada aysan joogsan doonin

0
88

War Qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Musharixiinta Mucaaradka ayey ku sheegeen in aysan joojin doonin dibadbaxyada ka dhanka dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Qoraal ayeey ku sheegeen in ay siweyn u cambaareynayaa gaboodfalka sida ay hadalka u dhiggeen dowladda waqtigeedu dhamaaday ku weerarreen musharixiinta xilka madaxweynaha iyo dad shacab ah oo bannaanbaxayay.