Dhegeyso Warmurtiyed Kasoo baxay Kulankii Somaliya iyo Somaliland 4ta Maalmood uga Socdey Jabuuti

0
48

Shirkii u dhaxeeyay Guddiyada farsamo ee ka kala socday Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliiya iyo Soomaaliland, iyaaa laga soo saaray qodobo horudhac ah oo ay wada gaareen.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf Ayaa Aqriyey Waxyaabihii kasoo baxay shirkii Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Soomaaliland.