Daawo Beesha Eelay oo Ka Cabaneysa Cadaala Darada uu Ku Sameeyey Cabdicasiis Lafta Gareen

0
147

Kulan ay maalintii shaley isugu yimaadeen waxgaradka Beesha Eelaay ayaa waxaa uu ka dhacay magalada muqdisho kulankaas oo ay diirada ku saarayeen waxgaradka cadaala darada ay sheegeen in uu ku hayo hogaamiyaha maamulka koonfur galbeed Cabdicasiis Lafta Gareen.

Odayaasha kulankaasi kasoo qeyb galey ayaa waxaa ay baaq u direen madaxda ugu sareysa xukuumada federaalka ayagoo u sheegay inay wax ka qabtaan qaab dhaqanka maamulka koonfur galbeed isla markaana ay cadaalad ku saleeyaan qaab dhismeedka maamulkaas.

Link hoose taabo si aad u aragto video