Daawo Xildhibaan Mina Xasan oo Gudiga Doorashooyinka Uga Mahadcelisay Howsha ay soo Qabteen

0
121

Xildhibaan Mina Xasan Shibis oo ka mid ah xildhibaanada golaha shacabka ayaa gudiga doorashooyinka waxaa ay uga mahadcelisay howsha baaxada leh ee ay soo qabteen.

Sidoo kale Xildhibaan Mina ayaa waxaa ay ka hadashay qaabka uu u qoran yahay qodobka 23 qeybtiisa afaraad ay ku qoran tahay in gabadhaha ay leeyihiin boqolkiiba sodon, Ayadoo dhanka kalana ay baarlamaanka usoo jeedisay in qoraalka lagu daro in qeybta haweenka loo asteeyey ay u tartami karaan oo keliya haween.