Daawo Dadaal Dheer oo Logu Jiro Sidii Gobolka Banaadir uu Maqaam Ku Yeelan Lahaa

0
42

Siyaasiyiin badan oo ka tisan baarlamaanka dowlada federaalka somaliya ayaa dadaal weyn ugu jia siduu gobolka banaadir ku yeelan lahaa maqaam gooni ah.

Dadaalkan ayaan aheyn mid hada soo biloqdey xiligii madaxweyne Sheekh Shariif ilaa iyo hada ayey socotaa si aad wax uga ogaado daawo viedogan.