Daawo Beesha Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Asharaaf oo Shariif Xasan iyo Walaalkiis ugu Baaqay Inuu Faraha Laka Boxo Siyasada Koonfur Galbeed

0
242

Odayaasha iyo waxgaradka beesha Asharaaf ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magalada muqdisho waxaa ay baaq ugu direen Shariif Xasan Sheekh Adan iyo Walaalkii Shariif Maxamed Cabdalla oo labada kasoo jeed beesha Asharaaf.

Odayashan ayaa waxaa ay sheegeen in aysan raali marnaba ka aheyn qaabka ay u wadaan siyaasada guud ee koonfuir galbeed isla markaana loo bahan yahay in ay cadaalada ilaaliyaan.