Daawo Xildhibaan Amina Xasan oo Sheegtey In Gudoomiye Jawaari uusan Weli Is Casilin

0
87

Waxaa soo baxayey warar is qilaafsan is casilaada gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka somaliya prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari hadaba Warbaahinta Daafeet Media oo isku taxalujisey iney wax ka ogaado arimkaas ayaa waxaa ay la xiirtey Xildhibaan Amina Xasan oo ka tirsan xildhibanada golaha shacabka.

Warbaahinta Daafeet Media ayaa shaki weyn ka galey kadibkolkii warbaahinta dowlada aan lagu faafin warka is casilaada gudomiye jawaari.

Hadaba halkan hose ka daawo xaqiiqda dhabta ah ee ku aadan wararka sheegaya is casilaada Gudoomiye Jawaari.