Dhegeyso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo Uga Mahad Celiyey Prof Jawaari Go,aankii Geesinimada Lahaa ee uu Qaatay

0
126

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ka hadlay Iscasilaadii uu maanta Sameeyay Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Madaxweyne Xaaf waxaa uu sheegay in ay muhiim aheyd in uu tanaasulo Jawaari si loo dhameeyo Khilaafka Maalmihii lasoo dhaafay ka dhex taagnaa Golaha Shacabka.

Xaaf ayaa waxa uu hambalyo u diray Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari oo uu sheegay in uu yahay nabadoon waxa uu intaas ku daray in Gudoomiyuhu iscasilay saaka isaga oo u tanaasulay sidii wadanka uusan dib u dhac iyo burbur uga badbaadin lahaa.

Axmed-Ducaalle-Xaaf

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Axmed Ducaalle Xaaf