Daawo Gudomiyaha Baarlamaanka oo Digniin u Direy Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya

0
42

Gudoomiyaha baarlamaanka Prof Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta shir jaraaid ku qabtey magalada muqdisho wuxuuna sheegey in madaxweynaha dowlada federaalka somaliya uu gabay shaqadii loo idmaday isla markaana uu masuul ka yahay kulanka la iclaamiyey inuu malinta beri dhoco.

Gudoomiyaha ayaa sheegey in ayaga dhankooda ay wax walba ogolaadeen balse dhanka kale iyo madaxweynahaba aysan u muuqan in xasiloonida dalka la ilaayo wuxuuna intaas ku daray kulanka berito dhacaya wixii dhibaato ah ee ka dhacay in u masuuliyadeeda leeyahay madaxweynaha.