Dhegeyso:Sheekh Nuur Abuukar Qaasin oo Ka Hadley Damaca Waalida ee Shariif Xasan la Rabo Degmada Afgooye

1
62

Aqoonyahan Sheekh Nuur Abuukar Qaasin oo ka mid ah waxgaradka somaliyeed ayaa waxaanka wareysaney heshiis uu dhawaan shariif Xasan kula soo galey dalka jabuuti hay’ado ajaaniib ah oo raba iney ceelalka gaas dabiiga ka qodaan degmada afgooye.

Sheekh nuur Abukar

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Sheekh-nuur-Abuka r Mobil

1 COMMENT

  1. Sheikh nuur si fiican ayuu u dhigay, tuugtaan shisheeye kalkaalKa kuli maamul goboleed waa in ay etheopia hore u taacaan , qaaimul wadan waaye ka soo biloow saylac lughaya mi. Raaskamboo i hadaan nahay shacabka farmaajo ayaan rabnaa, tuugtaan hadii dowladu la hadasho lugaha ayeey qabanayaan, waa in kacdoon shacab yimaado dalka laga xoreeyo calooshood u shaqaystayaashaan, soomaliya soomaali baa leh waana naqaan kuwa dalka daacada u ah iyo tuugta.

Comments are closed.