Dhegeyso Madaxweynaha oo Markii ugu Horeysey Ka Hadley Arinta “Qalbi Dhagax”

0
59

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Kiiska Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ay dowladda Soomaaliya u dhiibtay dowladda Itoobiya.

Madaxweynaha oo la weydiiyay Su’aal ku aadan sababta lagu dhiibay Qalbi dhagax ayaa waxaa uu ku gaabsaday go’aankii ay ka gaareen arintaasi Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in arinta Qalbi dhagax Hay’adda Sharci dejinta ee dalka ugu sarreysa in ay ka gaartay Go’aan, islamarkaana go’aankaasi uu yahay midka ugu dambeeya.

Cod Madaxweynaha-somalia

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cod Madaxweynaha-somalia MObil