Golaha Qurba Joogta Koonfur Galbeed oo Soo Dhaweeyey Go,aankii Kasoo Baxay Waxgaradka Gobolka Shabelaha Hoose

0
30

Golaha qurba joogta koonfur galbeed ayaa soo dhaweeyey kulankii shaley ay qaateen Salaadiinta, Xildhibaanada, Aqoonyahanka, Siyaasiyiinta, Qurba joogta iyo Haweenka kasoo jeeda Gobolka Shabeelaha hoose kaasoo gabagabadii kyulanka ay kasoo bexeen go,aano dhaxal gal ah isla markaana wax u tari doona bulshada koonfur galbeed.