Dhegeyso:Xildhibaan Shariif Sheekhuna Maye oo Ka Jawaabey Hadalkii Kasoo Yeerey Xildhibaan C/llahi Sheekh Ismaciil

0
107

Xildhibaan Shariif Sheekhuna Maye oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeeray Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ku aadan in Maamulka degmada Baraawe uu ka dhaxeeyo dhammaanumadda Soomaaliyee.

Mudane Shariif Sheekhuna Maye ayaa hoosta ka xariiqay in Maamulka degmada Baraawe ay xaq u leeyihiin dadka asal ahaan ka soo jeeda degmadaasi.
Shariif-Sheekhuna-Maye-

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Shariif-Sheekhuna-Maye- Mobil