Dhegeyso:Maamulka Gobolka Shabelaha Hoose oo Xaqiijiyey Diyaarad La Sheegey Iney Kusoo Dhacdey Nawaxiga Degmada Wanleweyn

0
70

Diyaarad u muuqata Nuuca Xamuulka ayaa lagu soo warramayaa in ay ku soo dhacday deegaan ku dhow degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle oo la hadley warbaahinta ayaa xaqiijiyay In diyaaraddaasi oo aan la ogeyn nuuceeda iyo dalka laga leeyahay ay ku dhacday deegaan u dhexeeyo saldhigyo ay ku kala sugan yihiin Ciidanka dowladda iyo Al Shabaaab.

Cabdifitaax Xaaji Cabdulle

Halkan hose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdifitaax Xaaji Cabdulle Mobil